Sign in to follow this  
Deeq A.

Axmed Madoobe iyo James Swan oo kulan ku yeeshay Kismaayo

Recommended Posts

Deeq A.   
Shir jaraa’id oo ay wada qabteen Axmed Madoobe iyo Swan

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed (Madoobe) ayaa maanta magaalada Kismaayo kula kulmay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan iyo xubno ka socday hay’adaha Qaramada Midoobay ee ka howlgala Soomaaliya.

Kulanka ayaa lagaga hadlay arrimo ay ka mid yihiin amniga, siyaasadda, abaaraha, matalaadda haweenka, dhallinyarada iyo beelaha laga tirada badan yahay ee maamulka iyo qaab dhismeedka hogaaminta.

James Swan ayaa sheegay in ay Qaramada Midoobay ka go’an tahay taageerada maamulka Jubaland ee dhismaha goleyaasha deegaanka.

PUNTLAND POST

The post Axmed Madoobe iyo James Swan oo kulan ku yeeshay Kismaayo appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this