Sign in to follow this  
Deeq A.

Qoraa Haaruun oo ka dareen celiyey Magaca reer Burco u bixiyeen Safarka M/weyne Biixi

Recommended Posts

Deeq A.   

Reer-Burco in ay safarka Muuse u bixiyeen ‘Is-ku-filan’ ma aha wax la la yaabo amma ujeedka la ga wado la fahmi waayo. Waxyaabaha qaar baa la gu daalaa, tan se maya. Madaxweyne 200 oo baabuur watta, oo dadkii soo dhawaynaayay, kuwii ilaalinaayay iyo kuwii mashxaradaayay ba xambaarsan, oo meesha uu tago ba wadhiisa uun ridanaaya miyaanu is-ku-filan ahayn? Reer-Burco magacda meel ba ka ma doonaan. Covid-19 Hargab kibray ayay u bixiyeen, Axmed Yuusuf Yaasiin na, Way Dhaqaaqday. Maxaa dhaqaaqay markii la gu yidhi na, ‘Somaliland’ ayay yidhaahdeen.

haaruun.jpg

Waxa Qoray:-

Maxamed Haaruun Biixi

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this