Sign in to follow this  
Deeq A.

Suldanka Guud Ee Awal Bari oo Golaha Wakiiilada S/land……..

Recommended Posts

Deeq A.   
Suldanka Guud Ee Awal Bari Suldan Ayanle Suldan Maxmed Aya Sidan Yidhi
“Waxa aan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Mudanayaasha Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland (Xeer-dajiyayaal) oo maanta si ay Qarankeenna uga badbaadiyaan khilaaf siyaasi ah, iyo mid Dastuuri ahba ansixiyey in la isku sidko doorashada Madaxtooyada JSL iyo doorashada Ururrada Siyaasadda/Xisbiyada Qaranka isla markaana qabyo tiray Xeerarkii Doorashooyinka khuseeyey oo dhan.
Golaha Wakiiladu waxa ay maanta soo afjareen marmarsiyihii Sharci ee doorasho diidku dalkan ay ka wadeen. Hambalyo mar labaad.”
Suldaanka guud ee awal barri ahna afhayeenka sulaadiinta s.land.”
May be an image of 2 people, people sitting and people standing

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this