Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Mareykanka Oo Sheegay In  Ciidamadiisu Ay Difaaci Doonaan Taiwan Haddii Shiinuhu Uu  Isku Dayo In Uu Qabsado.

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Mareykanka Joe Bidden , ayaa sheegay in  ciidamadiisu ay difaaci doonaan Jasiirada Taiwan, haddii Shiinuhu uu  isku dayo in uu qabsado.

Hadalkan ayaa noqonaya kii ugu adkaa ee Mareykanka ka soo yeedha , ka dib tobanaan sano oo aanay jirin xiisad colaad muujinaysa oo u dhaxaysa Beijing iyo Washington.

Bidden oo wax laga , waxa uu noqon doono go’aanka Mareykanku haddii Shiinuhu uu wareero Taiwan oo uu sheegto in ay ka mid tahay dhulkiisa, waxa uu ballan qaaday in ay difaacayaan wax kasta oo ay ku qaadan karto.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this