Sign in to follow this  
Deeq A.

Bulshada Godinlabe oo wareejiyay ciidamo rayid ah oo la dagaalama Al-Shabaab

Recommended Posts

Deeq A.   

Qaar kamid ah hogaamiyaasha Bulshada ee ku dhaqan deegaanka Godinlabe ayaa ciidamada dowladda ku biiriyay in ka badan laba boqol oo ruux ah oo loogu talagalay in ay ka qeybqaataan dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab.

Xaflad loo sameeyay wareejinta ciidankaasi,waxaa ja qeybgalay xildhibaanno ka socda Galmudug,maamulka degmada Godinlabe iyo saraakiil ay hogaaminaayeen Suldaan Mowliid Sh Jaamac iyo Kormeyl cabdi Maxamuud Jaamac

Taliyaha guutada 1-aad, qeybta 12-ka April, ,ayaa la wareegay laba boqol oo ruux ah oo ka socda dadka deegaanka ,si ay uga qeybqataan dagaalka lagu ciribtirayo kooxaha nabad diidka ee ku dhuumaaleysanaya gobolada dhexe.

PUNTLAND POST

The post Bulshada Godinlabe oo wareejiyay ciidamo rayid ah oo la dagaalama Al-Shabaab appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this