Sign in to follow this  
Deeq A.

Deg-Deg: Qarax ka dhacay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka naga soo gaarayo agagaarka Nasiib buundo ee degmada Shibis ee gobalka Banaadir ayaa sheegaya in goordhaw uu qarax xooggan ka dhacay.

Qaraxa oo ahaa mid lala eegtay qof watay gaari nooca raaxada ah, ayaa la sheegay in uu ka dhashay khasaaro kala duwan oo isugu jira dhimasho iyo dhawaac.

Hal qof ayaa ku geeriyooday, halka saddex qof ay ku dhaawacmeen qaraxa, sida ay sheegayaan wararka aan ka heleyno agagaarka Nasiib-buundo

Wixii faahfaahin ah kala soco Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this