Sign in to follow this  
Deeq A.

Dowladda Soomaaliya oo baaq nabadeed u dirtay laba beel oo ku dagaalantay Galgaduud

Recommended Posts

Deeq A.   

Dowladda Soomaaliya ayaa baaq nabadeed u dirtay laba beel oo ku dagaalamay deegaan hoostaga gobalka Galgaduud, halkaas oo uu ka dhashay khasaaro kala duwan.

Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta dowladda federaalka, ayaa ugu baaqday in beelaha ku dagaalamay deegaanka  Laanqaylo oo u dhaxeeya degmooyinka Xeraale iyo Caabudwaaq, in ay nabadda qaataan.

Qoraal ka soo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in loo baahan yahay in labada beela y nabad qaataan, waxa ayna odyaasha iyo waxgaradka ugu baaqday in ay nabadda ka shaqeeyaan.

dowladda-2.jpg

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this