Sign in to follow this  
Deeq A.

Reer Laasgeelow Madaxweyne 5-sano Biyo ku waraabin waayey Bakhaanbakhiisu waa Gunnimo & Garasho darro

Recommended Posts

Deeq A.   
Degmada Laas-geel ee saaka Muuse Biixi safka dheer ugu jirtaa ma laha Biyo, waxa looga soo dhaamiyaa Lafaruug, Biyaha waxa foostada laga siiyaa 15,000 SLSH, Xannaanada Caafimaad ee ku taal adeeg kama jiro, kabka waxay ku jirtaa Degmooyinka ugu liita, lacagta Dalxiisayaasha Laas-geel waxa lagu cunaa Hargeysa, Madaxweyne 5 sano Biyo ku waraabin waayey oo dhagax dhigii ceelku idiinku war danbaysay bakhaanbakhiisu waa gunnimo iyo garasho darro, Xisaabtama oo is weydiiyaa maxaa idiin kordhay Muddo xileedka Muuse Biixi ?

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this