Sign in to follow this  
Deeq A.

Taliyaha Booliiska Puntland oo la kulmay Taliyaha Booliiska dalka Sweden

Recommended Posts

Deeq A.   
1-4.jpg

Taliyaha Booliiska Puntland S/Guuto Maxamed Cali Xaashi oo ay weheliyaan saraakiisha hoggaanada Ciidanka ayaa kulan la yeeshay Taliyaha Booliiska dalka Sweden.

Labada dhinac ayaa ka wada-hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada Booliis gaar ahaanna is dhaafsiga khibradda dhinaca sugidda Amniga doorashooyinka qof iyo cod.

Puntland ayaa u diyaar-garoobaysa dhammaystirka doorashooyinka qof iyo cod oo horay looga qabtay saddex degmo islamarkaana degmooyinka oo dhan la doonayo in laga qabto.

PUNTLAND POST

The post Taliyaha Booliiska Puntland oo la kulmay Taliyaha Booliiska dalka Sweden appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this