Sign in to follow this  
Deeq A.

Duqaymo culus oo lagu garaacay Gobolka Tigray ee dalka Itoobiya

Recommended Posts

Deeq A.   

Gobolka Tigreega ee waqooyiga Itoobiya ayaa lagu garaacay duqeymo cirka ah o oculus sida laga soo xigtay saraakiisha Gobolkaas.

Duqeynta la sheegay in ay ka dhacday xarunta gobolka ee Mekele ayaa waxa ka dhashay khasaare kala duwan sida ay warbaahintu sheegtay.

Dowladda Itoobiya weli kama hadlin duqaymaha laga soo sheegayo Gobolka Tigray oo ay ku sugan yihiin xoogagga fallaagada TPLF.

Duqaynta ayaa ku soo beegantay laba maalmood kadib markii maamulka TPLF ee halkaas ku sugan ay sheegeen in ay diyaar u yihiin xabbad-joojin.

PUNTLAND POST

The post Duqaymo culus oo lagu garaacay Gobolka Tigray ee dalka Itoobiya appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this