Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan Faratoon oo ka huleelay Xisbiga Kulmiye+Halkuu tegay

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaan Faratoon oo ka huleelay Xisbiga Kulmiye+Halkuu tegay

In Faratoon Kaah ku biiro waa astaan kale oo muujinaysa In jug siyaasaddeed oo mar kale gaadhay Kulmiye.
Faratoon, Faratoon uun maaha waa Xildhibaan Kulmiye ah, waa Ninkii Kulmiye u watay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada, Waa Wasiir arrimo dibeddeed oo Xukuumadda Kulmiye ka mid ahaa, waa siyaasi Ruug cadaa ah oo Kulmiye ahaa oo isu arka in aan loo hagar bixin wakhtigii uu doonayey in uu damaciisa ka dhabeeyo.
faratoon.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this