Sign in to follow this  
Deeq A.

M/weyne Biixi oo Xilka ka qaadey Masuul uu hore u magaacabay,Kuwa kalena Isku-shaandheyn ku sameeyay

Recommended Posts

Deeq A.   
Madaxweynaha Somaliland ayaa xilkii ka qaaday Agaasimihii guud ee Arrimaha Gudaha Somaliland Cabdirashiid Xirsi Cali,Kaasi oo todobaad ka hor xaalad Caafimaad loogu qaaday Hindiya
Sidoo kale wuxuu isku-bedelay Xilalkan
 Agaasimaha cusub ee Wasaarada Warfaafinta Cabdikariim Aadan Cade oo Aahaa Agaasimihii hore ee Deeganka.Halka agaasimihii Warfaafintana loo magacaabay Arimaha Gudaha
Agaasimaha cusub ee Wasaarada Deeganka Maxamed Cabdilaahi Ducaale oo ahaa Agaasimihii hore ee arimaha dibada
Siciid Axmed Cabdikariim Agaasimaha cusub ee Wasaarada arimaha dibada

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this