Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan soo jeediyey in Talaabo laga qaado Komishanka Doorashooyinka & Hayda Shaqaalaha S/land+Sababta

Recommended Posts

Deeq A.   
Xildhibaan Mustafe Khayreeye Ayaa Golaha Wakiilada Somaliland Ka Soo Hor Jeediyay Qodobadan
“Mudane Gudoomiye Waxaan Soo Jeedinayaa In Talaabo Laga Qaado Masuuliyiinta Haayada Shaqaalaha Dawlada Iyo Komishinka Doorashooyinka Qaranka Somaliland Maadaama Oo Ay Ka Leexdeen Wadadii Cadaalada”
kheyreeye-1-1024x683.jpg
“Shirgudoonka Golaha Wakiilada Somaliland Waxaan Ugu Baaqayaa In Ay Madaxwaynaha Somaliland U Qoraan Warqad Ah Wada Shaqayn Si Loo Ilaaliyo Shuruucda Dalka U Yaala Maadaama Maalmihii U Danbaysay Siyaasada Lagu Dhex Arkayo Masuuliyiin Aanuu Sharciga Dalka U Ogolayn In Ay Siyaasada Qayb Ka Noqdaan Oo Qayb Ka Ah Siyaasada Dalka”

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this