Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo safar aan la shaacin ku jooga Imaaraadka Carabta

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa muddooyinkii danbe safar aan la shaacin ku jooga waddanka Imaaraatiga Carbeed.

Madaxweyne ku xigeenka oo dhowaan ka safray Garoowe ayaa sida wararku sheegayan ku sugan magalaada Dubai ee waddanka UAE.

Sidoo kale waxa dalka ka maqan Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ku sugan magaalada ÅRHUS ee dalka Denmark.

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo safar aan la shaacin ku jooga Imaaraadka Carabta appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this