Deeq A. Posted September 11, 2022 Abwaan Weedhsame:- Gebiley in Madaxtooyo laga dhiso maxay uga baahan tahay? Illayn waynu wada ognahay in dugsiga sare ee Timacadde, Fasalada qaar 80 arday fadhiyaane, bal hudheelkan weyn cidda uu anfacayo ii sheega? Waxa nasiib darro ah, Indho-sarcaadkan siyaasiga ah ee aadka u xajiimaysan inay dad badani u mashxaradayaan.!!! “Sargafyada xajiimaysan iyo solayga qaamaysan Waxay samo fal ugu sheegayaan siinta godobaysan Geed-saar ku maran bay rabaan inay samaystaan” Gaarriye Qaran News Share this post Link to post Share on other sites