Sign in to follow this  
Deeq A.

kordhin kastoo aan sharci ahaynina waxay dhali doontaa Madaxweyne aan sharci ahayn

Recommended Posts

Deeq A.   

kordhin kastoo aan sharci ahaynina waxay dhali doontaa Madaxweyne aan sharci ahayn

dhamme.jpg

WQ. Maxamed Sadiiq Dhamme
“Doorashada Madaxtooyada Somaliland waxa dub u dhigay karti darro iyo kibir, jid sharci oo lagu kordhiyo lama hayo, waxaan ahayn Dastuur jebin iyo jujuub, kordhin kastoo aan sharci ahaynina waxay dhali doontaa Madaxweyne aan sharci ahayn. Madaxweyne haddaad doonayso jiritaanka qaranka jidka aad haysaa waa jidkii burburkee ka joog ! muddo xileedkii 5 sano ahaa 13 NOV ayuu dhammaanaya, Xisbiyada qaranku xaq ayay u leeyihiin in ay tartamaan 2 jeer, korodhsiimadadu rag kale tacabkooda burburinmayso, idinka fiicnida kaddaa, kibirka waa lagu jabaa.”

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this