Sign in to follow this  
Deeq A.

Dowladda Soomaaliya oo guullo ka sheegatay howlgallo ciidamada ay ka fuliyeen Shabeellaha Hoose

Recommended Posts

Deeq A.   

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay xubna ka tirsan horjoogayaasha ururka alshabaab ay ku dishay howlgal ay ciidamada dowladda ay ka fuliyeen deegaanno hoostaga gobalka shabeellaha hoose.

War ka soo baxay wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska, ayaa lagu sheegay in howlgallo ay ciidamada lagu dilay ku xigeenka horjeegaha deegaanka Mubaarak, kaas oo magaciisa lagu soo koobay Carab.

Dowladda ayaa sidoo kale sheegtay in dagaal ka dhacay deegaanka Mubaarak ay ku dhaawaceen 10 ka tirsan ururka alshabaab oo uu ku jiro horjoogaha u qaabilsan deegaanka Mubaarak.

306444337_481378320695446_88939141962237

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this