Sign in to follow this  
Deeq A.

Taliyaha Booliiska Puntland oo magacaabid sameeyay

Recommended Posts

Deeq A.   
Taliye-Xaashi.jpg

Taliyaha Booliiska Puntland S/guuto Maxamed Cali Xaashi ayaa taliyaal cusub u magacaabay Saldhiga dhexe iyo Airporka magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar.

S/guuto Maxamed Cali Xaashi  ayaa Dhamme Cumar Warsame Xirsi ayaa u magacaabay taliyaha saldhiga dhexe ee degmada Qardho.

Taliyaha Booliiska ayaa sidoo kale X/LE Cabdishakuur Maxamed Ismaaciil u magacaabay taliyaha Airporka magaalada Qardho.

Magacaabid.jpg

PUNTLAND POST

The post Taliyaha Booliiska Puntland oo magacaabid sameeyay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this