Sign in to follow this  
Deeq A.

Boqoradda Ingiriiska Elizabeth II oo Geeriyootay

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa goordhow geeriyootay boqoradda dalka Ingiriiska Elizabeth II, xilli ay aheyd 96 sano jir, sida looga dhawaaqay qasriga Boqortooyada Buckingham , Elizabeth ayaa muddooyinkii dambe waxaa laga deyrinayay xaaladdeeda caafimaad

Qoraal kooban oo kasoo baxay qasriga Winsor ayaa lagu yiri “Dhakhaatiirta ayaa mar hore ka walaacsanaa caafimaadka Boqortooyada UK, oo ku sugnaa qalcadda Balmoral ee Scotland” qeybo ka mid ah qoyska ayaa ku sugnaa goobta.

Elizabeth II ayaa April 21-keedii 1926-kii ku dhalatay magaalada London, waxaana xilka boqorooyada ay heysay muddo 70 sano ah,  waxaana lagu wadaa inuu xilka ka bedelo wiilkeeda curadka ah ee lagu magacaabo amiir Charles.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this