Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudoomiyaha PHA oo kormeeray dhismaha wadada Buurtinle iyo Xaarxaar

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1662528173424.jpg

Gudoomiyaha Hay’adda Wadooyinka Puntland , Cabdifitaax Maxamed Sugulle ayaa kormeer ku tegay dhismaha wadada Buurtinle-Xaarxaar ee gobolka Nugaal.

Gudoomiyaha ayaa warbixin ka dhegaystay masuuliyiinta shirkada dhismaha wada iyo Injineerada shaqada gacanta ku haya.

Wuxuu sidoo kale booqday dhismaha Buundada Saddex qollay oo maraysa heer gabgabo ah, isagoo goob joog ka ahaa dhigista shubka kore ee Buundada.

Mudane Cabdifitaax, ayaa u mahadceliyay maamulka shirkadda iyo howlwadeenada mashruuca isagoo kula dardaarmay in shaqada loo wado hab wadaniyada iyo mas’uuliyad dheeraad ahi saarantahay.

PUNTLAND POST

The post Gudoomiyaha PHA oo kormeeray dhismaha wadada Buurtinle iyo Xaarxaar appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this