Sign in to follow this  
Deeq A.

Dad Xukumada Muuse Biixi Qisaastay+Mid Tiirka laga furay

Recommended Posts

Deeq A.   

Dad Xukumada Muuse Biixi Qisaastay

qisaas.jpg
 4 qof oo dil qisaas ah lagu fuliyay iyo mid tiirka laga furay.
Xukuumadda Somaliland ayaa maanta dil toogasho qisaas ah ku fulisay afar ruux oo horey loogu helay in ay dileen dad kale, waxaana afartaasi qof ku jiray Korneyl ka tirsanaa ciidanka Millatariga Somaliland, kaasi oo horey magaalada Hargeysa ugu dilay gabadh lagu magacaabi jiray Najma Cabdillaahi Maykal. Dilkan qisaasta ah ayaa ka dhacay jeelka Mandheera.
Qofka kale ayaa isagoo tiirka ku xidhan laga heshiiyay, isla markaana ka badbaaday dilka qisaasta ah.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this