Sign in to follow this  
Deeq A.

war cusub

Recommended Posts

Deeq A.   

War Cusub

bank.jpg

6 Bilood ee u danbeeyay Bangiyada gaarka loo leeyahay ee Somaliland macaamiishii isticmaali jirtay dad badan oo ka mid ahi way kala baxayeen lacagii u yaallay, waxaana loo xawilay Bangiyo ku yaal Jabuuti, Dubay iyo Muqdisho, Ganacsatada wax soo dejisa waxay yareeyeen Safaradii dalka ay keeni jireen, waxaanay soo dejiyaan badeecado kooban, waxa yaraaday dhismihii guryaha iyo iibkii dhulka. sababtu waa xaaladda dalku galay, damaca gurracan iyo colaadda sokeeyee ee Xukuumadda KULMIYE dalka sii gelinayso yaan la dhayalsan, maantu qabasho leeyahay !

Mohamed Sidik – Dhamme

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this