Sign in to follow this  
Deeq A.

Kalfadhigii Golaha Wakiillada Oo Saaka Si Rasmi Ah U Furmay Laguna Ansixinayay Ajandaha Kalfadhiga

Recommended Posts

Deeq A.   

Kalfadhigii afraad ee golaha wakiillada Somaliland ayaa saaka si rasmi ah uga furmay xarunta guud ee golaha wakiillada, waxaana shir guddoomiyay guddoomiyaha golahaasi.

Kalfadhigan oo lagu ansixinayay ajandaha kalfadhiga waxa ay codayntu u dhacday sida tan:

Ogolaaday 51

Diiday 2

Ka aamusay 4

Fadhiga waxa fadhiyey 58 xildhibaan gudoomiyuhuna muu codayn.

go-768x1024.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this