Deeq A. Posted September 5, 2022 Mashruuca SDF Waxa Caasimada Hargeisa la siiyay 40% Halka Burco oo ah caasimada labaad ee Dalkana la siiyay 5% Xusuusin Burco waa magaalada ugu wax soo saarka badan Dalka Waxaana ku tiirsan JPLG ga Dalka waxaana ku taala saylada xoolaha ee Dalka ugu wayn hadana waa magaalada kaliya ee lagu soo celiyo dhaqaalaha ugu yar. Somaliland Lawada Leeyahay. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites