Sign in to follow this  
Deeq A.

M/weyne Muuse Biixi oo Golaha Wakiilada Dib ugu soo celiyey  Xubno ay diideen inay Ansixiyaan

Recommended Posts

Deeq A.   

M/weyne Muuse Biixi oo Golaha Wakiilada Dib ugu soo celiyey  Xubno ay diideen inay Ansixiyaan

cod.jpg
Madaxweynaha Somaliland ayaa golaha wakiilada dib ugu soo celiyey saddexdii xubnoo ee ka dhinaa Komishanka doorashooyinka.
Saddexdan xubnood ayay golaha wakiiladu hore u diideen inay ansixiyaan , waxaa la is weydinayaa golaha wakiiladu ma ku taagnaan doonaa go,aankoodi hore mise way isbedeli oo way ansixin doonan

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this