Sign in to follow this  
Deeq A.

Musharax Cirro & Gudoomiye Xirsi oo Gaadhay Xabsiga Mandheera

Recommended Posts

Deeq A.   

Musharax Cirro & Gudoomiye Xirsi oo Gaadhay Xabsiga Mandheera

Musharraxa madaxweyne ee xisbiga WADDANI mudane Cabdiraxmaan Cirro, guddoomiyaha Xisbiga Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ay weheliyaan Xildhibaano iyo masuuliyiin kala duwan oo xisbiga ah ayaa jeelka Mandheera ku booqday maxaabiista siyaasadda u xidhan iyo Suldaan Axmed Cismaan Caddagude.
Masuuliyiinta Xisbiga ayaa u kuurgalay xaaladda maxaabiista sida sharci darrada ah ugu hayso Xabsiga.
waddani.jpg
cirro-2.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this