Deeq A. Posted September 3, 2022 “1000 jeer ayaan ku idhi Cali Warancade madaxwaynaha qabyaalada Iskadaa oo waxan jooji ku dheh lataliye ayaad u tahee, wuu ku dhici waayay” Gudoomiye Faysal cali waraabe oo ka Hadlay Bilada nabada ee la siiyay siyaasi cali warancade. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites