Sign in to follow this  
Deeq A.

Dadka Somaliland waxay shaqada u helaan siday Xukummada ugu kala wasiiro Badan yihiin

Recommended Posts

Deeq A.   
Somaliland dadku waxay shaqada ku helaan sida ay hadba reerkoodu ugu wasiiro badan yihiin Xukumada, reerkii aan Wasiir lahayn dadkiisu shaqo ma helaan”
Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa sidan yidhi maanta.
fcw.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this