Sign in to follow this  
Deeq A.

Jamaal Maxamed Xasan oo xil looga magacaabay IGAD

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_16621374276825734.jpg

Urur goboleedka IGAD ayaa wasiirkii hore ee qorsheynta Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan u magacaabay ergayga gaarka ah ee la qabsiga cimilada iyo ilaalinta deegaanka.

Dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay in aysan wax diidmo ah ka keenin magacaabista Jamaal, kaddib markii ay ka soo dhamaatay dhinaca urur goboleedka IGAD.

Jamaal ayaa ka mid ahaa wasiiradii ugu cadcadaa dowladdii Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxaana lagu ammaanaa in uu wax badan ka qabtay wasaaradda qorsheynta oo wasiir ka ahaa shantii sano ee la soo dhaafay.

PUNTLAND POST

The post Jamaal Maxamed Xasan oo xil looga magacaabay IGAD appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this