Sign in to follow this  
Deeq A.

Diyaar-garowga & Qabanqaabada Mudaharaad lagaga soo horjeedo Xadhiga Suldaan Cade-gude oo……

Recommended Posts

Deeq A.   

Diyaar-garowga & Qabanqaabada Mudaharaad lagaga soo horjeedo Xadhiga Suldaan Cade-gude oo…...

Waxa socda qaban qaabada mudaharaad lagagasoo hor jeedo xadhiga Suldaan Cadda gude oo Xabsiga mandheera Xukun la’aan ugu jira.
Dad is abaabulay ayaa wada diyaar garawga mudaharaadka, siday xaqiijiyeen illo wareedyo Muhiim ah oo loo soo dusiyey Warkan.
305096026_1008411690544987_8051864507246
304773610_1008412437211579_6663064471522
304888393_1008412477211575_7133649473038
305034186_1008412507211572_7305132717601

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this