Deeq A. Posted September 2, 2022 LAASGEEL waa il dhaqaale qarsoon, maalin kasta waxa laga qaadaa Ajaanibka Dalxiisayaasha ah ee bookhda $25 qofka, dadka muwaadiniinta ahna $10 qofka, waxa ka shaqeeya laba waashmaan. LAASGEEL waxa looga leexdaa dhubato waxaana la maraa jid 5 KM oo raf ah, dadka Deegaanka dhaqaalaha Dalxiiska laguma celiyo, kamana jiraan adeegyada aasaasiga ah ee ah Biyo, Caafimaad, Waxbarasho, Deegaanka waa in wax lagu celiyaa ! Maxamed Sidiiq. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites