Sign in to follow this  
Deeq A.

Xog Cusub:Dakhliga ka soo xaroodo Laasgeel

Recommended Posts

Deeq A.   
LAASGEEL waa il dhaqaale qarsoon, maalin kasta waxa laga qaadaa Ajaanibka Dalxiisayaasha ah ee bookhda $25 qofka, dadka muwaadiniinta ahna $10 qofka, waxa ka shaqeeya laba waashmaan. LAASGEEL waxa looga leexdaa dhubato waxaana la maraa jid 5 KM oo raf ah, dadka Deegaanka dhaqaalaha Dalxiiska laguma celiyo, kamana jiraan adeegyada aasaasiga ah ee ah Biyo, Caafimaad, Waxbarasho, Deegaanka waa in wax lagu celiyaa !
Maxamed Sidiiq.
May be an image of 1 person, sky and text

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this