Sign in to follow this  
Deeq A.

Suldaan xaal ka siiyay Maayir Mooge dhirbaaxadii M/weyne Muuse Biixi

Recommended Posts

Deeq A.   

Suldaan xaal ka siiyay maayir Mooge dhirbaaxadii Madaxweyne Biixi

“Waxaan xaal siinayaa mayerka casimada
xilibaanada casimada iyo bulshada caasimada mar hadii mayer magaaladiisu gubanayso oo darrenkiisa cabiirey damqashada uu dadkiisa la damqaday abaalkiisi madaxweynu ka dhigey
(waan dhirbaaxi gaadhey)
Anaa suldaankisi ahe xaalkaa iga gudooma dhamaantiin bulshada casiimada.
War ilayn af anaad laheyn ma qabaatiid”
Suldaan Ayaanle Sultan Maxamed Maxamuud xandulle
May be an image of 3 people, indoor and text that says 'IL'

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this