Sign in to follow this  
Deeq A.

Suldaan Saaka la horgeeyay Maxkamada Hargeysa+Waxay ka yeeshay

Recommended Posts

Deeq A.   
Maxkamada Gobolka M/Jeex ayaa 7Cisho oo Rumaana u Jartay Suldaan Ibrahim Suldaan Sulub oo Saaka la horgeeyay.
Wiil uu Dhalay Suldaanka oo aan la Xidhiidhay ayaa Xaqiijiyay in Maxkamada ka dib Suldaan Ibraahin loo Dhaadhiciyay Saldhig ku Yaala Degmada Baki oo ay ku Jiraan Siyaasin Mucaaradka ka Tirsan.
Source Ahmed zaki
May be an image of 1 person, standing and outdoors

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this