Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukumada Muuse Biixi oo shaacisey Sababtay ugu qanci weyday Talo-soojeedintii Gudida isxilqaantay

Recommended Posts

Deeq A.   
Wasiir ku-xigeenka Amniga Somaliland Cabdilaahi Xuseen Maxamed ayaa ku eedeyey ganacsatadii talooyinka soo jeediyay 5 ka mid inay ay ka tirsan yihiin Xisbiga Waddani waxaanu yidhi,
“Ganacsatadii waaweynayd ee dhowaan ka hadlaayey Xalka Doorashooyinka waxay ka tirsanyihiin Xisbiga Waddani 5 ka mid ah Sidaa darteedna Xukuumad ahaan kuma kalsoonaan karno Wixii ay soo saareen…..”
303096621_3318418805151108_6368016991053
302781904_3318418848484437_3116697072505

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this