Sign in to follow this  
Deeq A.

Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga Waddani Oo Cisbitaalka Ku Booqday Abwaan Xasan Ganay Iyo Caaqil Oston.

Recommended Posts

Deeq A.   
Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga Waddani Oo Cisbitaalka Ku Booqday Abwaan Xasan Ganay Iyo Walalkii Caqil Oston.
Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga Waddani Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka Xisbiga Waddani Axmed Cumar Xamarji iyo La-taliyihiisa saxaafadda Muniir Axmed Cigaal ayaa cisbitaalada Gargaar iyo Cisbitaalka guud ee Hargaysa ku booqday Abwaanka wayn ee Xasan Xaji Cabdillaahi Xasan (Xasan Ganay) iyo Walalkii Yuusuf Xaji Cabdillaahi Xasan (Caaqil Yuusuf Oston) oo xanuuno kala gaara loo dhigay cusbitaalada Gargaar iyo dhkharka wayn ee Hargeisa.
Murashaxa Cabdiraxmaan Cirro ayaa Alle uga baryay inuu Caafimaadiyo Abwaan Xasan Ganay iyo Caaqil Yuusuf Oston.
cirro-15.jpg
301924207_1489376584857192_8620880890494

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this