Positive Posted December 16, 2005 Bisharo, we have left hell yesterday. Where are we now ? We, the Somali people, are entering a golden age in our history ? Ugu badnaan saddex sano gudahood waxaa inoo dhismaysa dawlad laga dambeeyo oo u adeegta danaha dadka iyo dalka. Waxaa la soo saarayaa khayraadka dhulka hoostiisa ku jira oo ay ugu horreeyaan batroolka iyo gaaska dabiiciga ah. Nabad ayeynu ku wada noolaanaynaa gudaheenna isla markaasna kula noolaanaynaa deriskeenna. Somalia waxay noqonaysaa meel afarta gees ee adduunka looga soo shaqo tago. Dadka soomaaliyeed ee afarta cirif ee adduunka ku kala daadsan waxay ku soo noqonayaan dalkooda hooyo waxayna noqonayaan laf-dhabarta hagta soomaaliyada cusub. Xilli bash-bash iyo barwaaqo ah ayaa inoo furmay ee bishaaro !Bil khayr dhaha. This is my prophecy and my genuine wish for better future for our people. We are already in that future and things are unfolding in front of our eyes. Are there others here who can wish benefiticial future for our people? Mararka qaarkood ayey samaawaadku furan yihiin baa la yiraahdaa oo wixii aynu qalbi saafi ah Ilaah ku weydiisano la aqbalaa. Maxaa WANAAGSAN oo aad inoo saadaalin lahaydeen ? Quote Share this post Link to post Share on other sites