Deeq A. Posted August 29, 2022 Hargeisa:Suldaan Goor-dhaweyd Jeelka loo taxaabay Degdeg: “Suldaan Ibraahim Suldaan Sulub ayaa goor dhawayd lagu xidhay Hargeisa, Salaadiinta u taagan badbaadinta Somaliland ayuu ka mid yahay. Wali ma cada sababta xadhiga suldaanka.” Xigasho:Xoghayaha gacansiga Xisbiga waddani xamse khayre. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites