Sign in to follow this  
Deeq A.

Xisbiga UCID Oo Aqbalay Tallooyinkii Ay Soo Jeediyeen Guddida Ganacsatada Ee Ahaa In Laysa Saaro Labada Doorasho Ee Madaxtooyada Iyo Ururrada.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa aqbalay tallooyinkii ay soo jeediyeen guddida Ganacsatada ee ku taliyay in laysa saaro labada Doorasho ee madaxtooyada iyo Ururrada.

Ganacsatada ayaa soo jeediyay in maadama waxa la isku hayo ay yihiin arrimo sharci ay tahay in la isku sidko doorashooyinka madaxtooyada iyo tan ururada siyaasadda

Guddoomiyaha xisbiga Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in ay tallaabadan u qaadaan danta dalka.

Waddani iyo xukuumadda ayaan iyagu weli shaacin go’aankooda., Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this