Sign in to follow this  
Deeq A.

Ra’iisul wasaare Xamse oo gaaray magaalada Tunis ee caasimadda dalka Tuniisiya

Recommended Posts

Deeq A.   
5-3.jpg?resize=1000%2C563&ssl=1

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa xalay si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada Tunis ee caasimadda waddanka Tuniisiya.

Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa waxa soo dhaweeyay Wasiirka Gaashaandhigga Tuniisiya, Imed Memmich iyo masuuliyiin kale.

Mudane Hamza Abdi Barre ayaa ka qaybgalaya shirka caalamiga ee Tokyo ee horumarinta Africa  (TICAD) kaasi oo maanta ka furmaya magaalada Tunis. shirku waxa uu socon doona labada maalmood ee soo socda.

PUNTLAND POST

The post Ra’iisul wasaare Xamse oo gaaray magaalada Tunis ee caasimadda dalka Tuniisiya appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this