Sign in to follow this  
Deeq A.

Kulankii Murashax Cirro & Amiin yare

Recommended Posts

Deeq A.   
KULANKII  MUSHARAX CIRRO & AMIIN YARE
Kulankii Maxamed-Amiin Axmed Cabdillahi Cali & Madaxwaynaha mustaqbalka dhow Craxmaan Cirro ayaa kulmay. Maxamed yare waxa dhalay Allaha u naxariistee Axmed Cabdillahi oo ahaa nin ganacsade oo deegaanka Gabiley ka soo jeeda oo ay saaxiibo dhow ahaayeen Xisbiga iyo Cabdiraxmaan Cirro sida dhabta shaqo badan nala qabtay 2017-kii. Markii aan u sheegay inuu axmed cabdilaahi yahay buu intuu soo dhuftay gacantii inanku soo fiiqay ayuu sidii aabo kale boga gashaday madaxana ka dhunkaday dhowr, kadibna xoghayntiisa ku yidhi “Waar inankaa lambarka ka qor oo marka uu ii baahdo ha kula soo xidhiidho ee ii keen”.
Muddo dheer baan is lahaa is tus murashaxa iyo inanka oo aanay ii suurtagalin, shalay bal iney xaq isku lahayeen duleedka magaalada oo aan ku sugaynay murshaxa uu inankuna meel u dhow oo dayr ah ka shaqaynayay dhismaha Garoon kubadeed oo uu meesha ka dhisayay.
Axmed Cabdillahi wuxuu addoon qiimo badan oo gobanimadiisa iyo waxtarkiisa aan la soo koobi karin, oo aan jecelahay in aan u wada ducaymayaa galabtaa Jimce.
W/Q Xighaye Xamse Khayre.
301630640_1487438191717698_5127055850284
301661095_1487438231717694_5355647721099

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this