Sign in to follow this  
Deeq A.

Suldaan Cadegude oo loo dhaadhiciyey Jeelka Mandheera

Recommended Posts

Deeq A.   

Suldaan Cadegude oo loo dhaadhiciyey Jeelka Mandheera

suldaan-4.jpg
Suldaan Cadda-gude ayaa saaka diiday in la sii daayo waxana uu ku adkaystay in aan katiinadda laga furi karin ilaa lagu caddaynayo dambiga uu galay ee lagu qafaashay habeen madow, ka dib markii Madaxweyne Biixi oo soo xidhay uu Maxkamadda uga jawaabi waayay su’aashaas ayaa Suldaanka loo gudbiyay Xabsiga Mandheera.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this