Deeq A. Posted August 24, 2022 Suldaan Cadegude oo loo dhaadhiciyey Jeelka Mandheera Suldaan Cadda-gude ayaa saaka diiday in la sii daayo waxana uu ku adkaystay in aan katiinadda laga furi karin ilaa lagu caddaynayo dambiga uu galay ee lagu qafaashay habeen madow, ka dib markii Madaxweyne Biixi oo soo xidhay uu Maxkamadda uga jawaabi waayay su’aashaas ayaa Suldaanka loo gudbiyay Xabsiga Mandheera. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites