Sign in to follow this  
Deeq A.

Kulan Wadareedka Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay

Recommended Posts

Deeq A.   
Polish_20220823_134521585.png?resize=720

Kulan wadareedka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho.

Kulanka oo soconaya muddo laba maalin ah ayaa lagu lafa-gurayaa howllaha mudnaanta u leh xukuumadda Dan-Qaran iyo habka loo xoojin karo wadashaqeynta wasaaradaha iyo hay’addaha kala duwan ee dowladda.

Furitaanka kulanka ayaa waxaa ka qeyb galaya Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe).

PUNTLAND POST

The post Kulan Wadareedka Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this