Sign in to follow this  
Deeq A.

Telefishanka ka Hawlgala S/land oo bixiyay Ganaax Lacageed oo Xukumada Muuse Muuse Biixi duldhigtay

Recommended Posts

Deeq A.   

Telefishanka MMTV oo bixiyay Ganaax Lacageed oo Xukumada Muuse Muuse Biixi duldhigtay

Telefishanka MMTV ayaa bixiyay Ganaax Lacageed oo dhan 10kun oo Doollar, kadib markii ay Wasaaradda Warfaafinta Somaliland ku eedaysay in uu ku hawlgalayay ruqsad la’aan, sida lagu sheegay Warqad kasoo baxday Wasaaradda Warfaafinta.
301002462_1485113481950169_7946182003080
300908255_1485113521950165_2581599200971

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this