Deeq A. Posted August 23, 2022 Waxaa maanta oo Talaado ah magaalada Muqdisho ka furmay kulan wadareedka golaha wasiirada xukuumadda federaalka ah Soomaaliya. Kulanka oo ay goobjoog yihiin xubnaha golaha wasiirada xukuumadda Dan-qaran, ayaa looga hadlay qorshayaasha dowladda iyo howlaha hortabinta leh. Waxaa sidoo kale kulanka ka soo qaybgalay guddoomiyaha golaha shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), iyo mas’uuliyiin kale. Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites