Sign in to follow this  
Deeq A.

Wiil ka mida Ddhalinyaradda Taageerta Xisbiga Waddani oo goordhaweyd lagu xidhay Hargeysa

Recommended Posts

Deeq A.   

Wiil ka mida Ddhalinyaradda Taageerta Xisbiga Waddani oo goordhaweyd lagu xidhay Hargeysa

cirro-10.jpg
Xassan Assad oo kamida dhalinyarada taageera Xisbiga Waddani ayaa goor dhawayd Lugu xidhay Magaaladda Hargeysa.
Xadhiga taageerayaasha Xisbiga Waddani ayaa socday tan iyo markii uu dhacay Mudaharaadkii Salmiga ahaa 11 Kii August, Waxaana taageerasha Xisbiga Waddani ee ku xidhan jeelashu ay ku dhowyihiin todobaataneeyo sodon ka mid ahi Dumar yihiin.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this