Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Deni oo qaabilay wafdi ka socday Hay’adda UNICEF

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1661170657565.jpg?resize=720%2C48

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socda Hay’adda UNICEF oo ay hoggaaminayso Wakiilka Hay’adda ee Soomaaliya Marwo, Wafaa Saeed Abdelatef.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlay dardargelinta mashaariicda Hay’addu ka waddo Puntland, xaaladda Abaarta iyo xoojinta xiriirka wadashaqeynta ee u dhexeeya Puntland iyo UNICEF.

Madaxweynaha waxaa Kulanka kala qayb-galay  Masuuliyiin ka tirsan Golaha Xukuumadda, Agaasime Ku-xigeenka Madaxtooyada iyo La-taliyayaal Madaxweyne.

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne Deni oo qaabilay wafdi ka socday Hay’adda UNICEF appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this