Sign in to follow this  
Deeq A.

Xogta la xaqiijiyay ee khasaaraha weerarkii hotel Xayaat?

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa shaaciyay khasaarihii ka dhashay weerarkii hotel Xayaat ee qaatay muddada ka badan 24-ka saac.

Wasiirka wuxuu ku sheegay tirada dhamashada ay ogyihiin in ay tahay 21 qof, halka uu dhaawaca ku sheegay 117 ruux, oo 15 ka mid ah xaaladoodu culus tahay.

Wuxuuna intaas ku daray in ay jiri karaan dad dhintay oo ehelkoodu aastay, kuwaas oo aan xogtooda la ahayn, xogta uu shaaciyay ayuu sheegay in laga soo xaqiijiyay xaruhama caafimaadka magaalada Muqdisho.

PUNTLAND POST

The post Xogta la xaqiijiyay ee khasaaraha weerarkii hotel Xayaat? appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this