Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne hore Farmaajo oo loo dhaariyay kursi Xildhibaannimo

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa goordhaw loo dhaariyay xildhibaan golaha shacabka ah.

Farmaajo ayaa kamid noqonaya xildhibaannada golaha shacabka ah, waxaana uu kursiga ku fadhinaya abid, maadama uu dalka ka soo noqday Madaweyne.

Madaxweyne hore Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa dalka ka soo qabtay xilal ay kamid yihiin xilka madaxweynanimada iyo jagada ra’iisulwasaaraha.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this